(Sawirro) Axmed Madoobe oo digniin culus siiyey Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa caawa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta iyo dhageysiga waxqabadka wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Jubbaland ayaa caawa ka qabsoomey hoolka shirarka ee madaxtooyada Jubbaland ee magaalada kismaayo. Agaasimayaasha ayaa mid mid uga warbixiyey waxqabadka wasaaradaha … Continue reading (Sawirro) Axmed Madoobe oo digniin culus siiyey Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland